Daawo: Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Sheegay In Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Saami Ku Leeyahay Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Sheegay In Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Saami Ku Leeyahay Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera
April 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu sheegay islamarkaana Xaqiijiyay in Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre uu saami ku leeyahay Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/uXQrK7Tgsh8

COMMENTS
LINKS