Daawo: Xildhibaan Ingiriis Ah Oo Sheegay In Baarlamanka Britain Uu Somaliland Aqoonsan Doono | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xildhibaan Ingiriis Ah Oo Sheegay In Baarlamanka Britain Uu Somaliland Aqoonsan Doono
April 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Steven Bont oo ka mid ah Wafti Xildhibaano ah oo ka socda Baarlamaanka Ingiriiska ayaa sheegay in Baarlamaanka Dalka Ingiriisku uu kaalin mugleh ka qaadan karo qadiyada Aqoonsi raadiska Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS