Daawo: Xaaladda Goobaha Lagu Qalo Xoolaha Ee Magaallada Hargaysa Oo Laga Dayrinayo Inay Ka Dhashaan Xanuuno. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xaaladda Goobaha Lagu Qalo Xoolaha Ee Magaallada Hargaysa Oo Laga Dayrinayo Inay Ka Dhashaan Xanuuno.
April 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeisa (W,N):- Magaalada Hargeysa waxa laga dayrinayaa xaalada goobaha lagu qalo xoolaha loo iib geeyo suuqyadda magaalada Hargaysa waxana goobahaasi  ay saamayn xoogan ku yeelananayaa bulshada ku dhaqan agagaarka goobahaasi oo laga cabsi qabo inay xanuuno ka dhashaan maadama oo lagu jiro xili roobaadka gu,ga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/D86oQJnuu20

COMMENTS
LINKS