DAAWO; Wasiirka Horumarinta Beeraha Jsl Oo Shaaciyay Saacadaha Loo Qodayo Beeralayda Iyo Wakhtiga la Bilaabayo; | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Horumarinta Beeraha Jsl Oo Shaaciyay Saacadaha Loo Qodayo Beeralayda Iyo Wakhtiga la Bilaabayo;
April 8, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,n) Wasiirka Wasaarada horumrainta beeraha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa Shaaciyay Qorshe ay Wasaaradu ugu Talo gashay in beeralayda looqu midkii saacado loo qoondeeyay iyo xiliga ay bilaabayaan;

COMMENTS
LINKS