|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiir Sacad Cali Shire Oo Hada Ka Hadlay Cida Saxeexday Heshiiska Dekeda Berbera
April 19, 2018 - Written by Reporter:London (W,N):- Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire oo ku sugan Dalka Ingriiska ayaa waxa uu ka warbixiyay Shir uu kaga qayb galay Magaalada London. Sidoo kale Wasiir Sacad Cali ayaa wax laga waydiiyay hadalkii ka soo yeedhay Dawlada Imaaraadka iyo cida rasmiga ah ee Saxeexday Heshiiska Dekeda Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|