HARGAYSA(W,N) Ex Abasador Maxamed Liilan Oo xiligan ku Sugan Dalka Norway Oslo Ayaa Waraysi lala yeeshay kaasi oo uu kaga hadlay heshiiska DPW Somaliland gashay iyo sida uu u arko isagoo mudooyinkii udanbeeyay ku sugnaa somaliland xogogaal u ah arimaha dalka ka jira.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN;