Daawo: Telefiishanka FRANCE 24 Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeeshay dr. Edna Adan
April 12, 2018 - Written by Reporter:
Paris (W,N):- Telefiishanka Caalamiga ah ee FRANCE 24 ayaa waxa uu Waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Ergayga Somaliland u qaabilsan Wada hadalada Soomaaliya Dr. Edna Aadan Ismaaciil waxaanay kaga hadashay caqabadaha ka dhalan kara Saldhiga Milateri ee Imaaraadku ka samaysanayo Magaalada Berbera iyo horumarka ay Somaliland ku talaabsatay.