|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; ” Somaliland Bilaa Cadaaladda Oo Dhinac Ka Raran Ma Taageersanin” Sheekh Adam-siira.
April 27, 2018 - Written by Editor:Sheekh Aadansiira Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay komishan Doorashooyin, kana Digay Cawaaqib Xumada ka Dhalan Karta Somaliland bilaa cadaaladda oo Dhinac Ka Raran, HARGAYSA (W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiira) oo kamida Culimada waawayn Ee Reer Somaliland isla markaana ah Shakhsiyaadka sida dhow uga hadlay Marxaladaha kala duwan ee Somaliland ku sugan tahay iyo Waxyaabaha ugu muhiimsan ee Todobaadkaa taagnaa ayaa khudbadii jimcaha Wuxu kaga Hadlay qiimaha ay leedahay cadaaladu, iyo dhibaatada ay keeni karto Somaliland dhan ka raran, Sidoo kale Sheikh Aadansiira ayaa komishanka dorashooyinka Ku dhaliilay oo kala saari kari la xubintii buuxin lahayd kursigii uu baneeyay xildhibaan Ibraahim axmed haybe oo dhawaan geeriyooday taasi oo muran xoogani ka taagan yahay, Halkan Ka DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA SHEEKH AADANSIIRA,’ Related posts:Maxaa Kala Haysta Taliye Fadal Iyo Facebookga Muxuuse Ka Yidhi Saanad Ciidan oo La Sheegay In Som... Wasiirka Diinta Awqafta JSL Oo Shaaciyay In Maalinta Barito Ay Tahay Ramadaan Iyo Axkaamta Ciida. Wararkii Ugu Danbeeyay ; madaxweyne siilaanyo oo kulan la yeelanaya saraakiil millatari iyo diblomaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|