Daawo: Shirkii Beelaha Garxajis Oo Dib U Dhac Ku Yimid Iyo Wakhtiga Loo Qoondeeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Shirkii Beelaha Garxajis Oo Dib U Dhac Ku Yimid Iyo Wakhtiga Loo Qoondeeyay
April 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Shir weynaha Beelaha Garxaajis oo hore loo qoondeeyay in uu qabsoomo 15 bishan afraad ayaa waxa ku yimid dib u dhac.

 

Sidoo kale Guddidii qaban qaabada Shir Weynaha Beelaha Garxajis ayaa waxa ay sheegen in shirkii beelaha Garxaajis muddo kooban dib loo dhigay isla markaana laga dhigay Bacda Ramadaan oo ku began 23.06.2018.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/4vtAc0LSvQw

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS