DAAWO; Saxafiyiinta Kala Duwan Ee Gobolka Gabiley Oo Beeniyay Xubno Sheegtay In Loo Doortay Gudoomiyaha Warbaahinta Gobolka , | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Saxafiyiinta Kala Duwan Ee Gobolka Gabiley Oo Beeniyay Xubno Sheegtay In Loo Doortay Gudoomiyaha Warbaahinta Gobolka ,
April 14, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Saxaafiyiinta Kala Duwan Ee Gobolka Gabiley Ayaa  Beeniyay War Been Abuur ah Oo ay Sheegen  qaarkamida wariyayaasha gabiley In ay Doorteen  Gudoomiye cusub oo Saxaafiyiinta Ee Gobolka  Gabiley matala.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS