Daawo: Prof, Cabdisalaan Yaasiin Oo Soo Bandhigay Qaabkii SNM Uga Guulaystay Siyaad Bare | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Prof, Cabdisalaan Yaasiin Oo Soo Bandhigay Qaabkii SNM Uga Guulaystay Siyaad Bare
April 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Prof, Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Somaliland oo maanta Khubad ka jeediyay Xuska Sanad Guuradii ka soo wareegtay markii la Aasaasay Ururkii SNM ayaa waxa uu soo bandhigay Qaabkii ay Mujaahidiintii SNM uga Guulaysteen kaligii Talihii Maxamed Siyaad Bare.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/qWkiFwTeEV4

COMMENTS
LINKS