|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muuqaalka Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe.
April 10, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Allaha Unaxariistee Waxaa maanta magaalada hargaysa lagu Aasay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo kamid ahaa mudanayaasha golaha wakiilada somaliland isla markana ahaa siyaasiyiinta ugu miisanka culus gobolada maroodi jeex iyo gabiley iyo guud ahaan gayiga somaliland. Waxaana Aaska Marxuumka ayaa waxa kasoo qaybgalay Madaxwaynaha Jamhuuriyada somaliland Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ,Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, madax Dhaqameed, dhalinyaro iyo kumanaan bulshada reer somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA MARXUUM OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:Madaxweyne Ku Xigenka Sland oo Luuqad Adag Ugu Jawaabey Boqor Buurmadow Iyo Gud Faysal Cali Waraabe. Ogaysiis:Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jsl.Oo Bulshada ku Wargalisay Bilowga Barmaamijka Sahami... Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Salaadii Jimce La Tukaday Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Ce... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|