DAAWO ; Mudaharaad Lagaga Soo Hor jeedo Xadhiga Boqor Buur Madow Oo Ka Dhacay Magaalada Ceel afwayn Iyo fariinta Ay Xukuumada Udireen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Mudaharaad Lagaga Soo Hor jeedo Xadhiga Boqor Buur Madow Oo Ka Dhacay Magaalada Ceel afwayn Iyo fariinta Ay Xukuumada Udireen,
April 20, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Shacabka ku Dhaqan magaalada ceel afwayne ee gobolka sanaag ayaa  iskugu soo baxay mudoharaad xoogan oo lagaga soo horjeedo xadhiga boqor cismaan buur madow oo xalay xukuumada somaliland ku xidhay magaalada hargaysa.

Dadwaynaha mudaharaadayay ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu deg deg xoriyadiisii ugu soo celiyo boqor buur madwo;

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

https://youtu.be/TNmzrfy7Al8

COMMENTS
LINKS