mooshinkii ka dhanka ahaa maayirada dalka iyo ku xigeenadooda oo maanta golaha wakiiladu ansixiyeen Hargeisa(WJN):Golaha barlamaanka jamuuriyadda somaliland oo uu gudoominayo gudoomiyaha golahaasi ayaa waxa maanta cod gaacntaag ah loogu codeeyay mooshinkii maayiradda dalka xilalka lagag qaadilahaa
Halkan Ka daawo warkaasi oo faahfaahsan.
https://youtu.be/gywp24TAX_E Hargeisa office wajalaanews.net wariye:abdiqadir habbane