Daawo: Maxamed Xaashi Cilmi Oo Sheegay In Hay’addaha UN-Ku Hargaysa Ku Joogaan Magaca Soomaaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Maxamed Xaashi Cilmi Oo Sheegay In Hay’addaha UN-Ku Hargaysa Ku Joogaan Magaca Soomaaliya
April 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha wadatashiga oo maanta khudbad ka jeediyay Xuska Sanad Guuradii ka soo wareegtay markii la Aasaasay Ururkii SNM ayaa waxa uu sheegay in Hay’addaha UN-Ku Hargaysa ku joogaan Magaca Soomaaliya Taasina ay Somaliland ku ceebtahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/L8eNM7ba8vA

COMMENTS
LINKS