|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Masuul Katirsan Xukuumada Oo farta Ku fiiqay Sida Uu Wasiirka Maaliyada Uga Been Sheegay Miisaaniyada Iyo Kala fogaanshaha Dadaalkii Samsam Cabdi Aadan;
April 10, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Masuulkii Ugu Horeeyay Ee Ka tirsan Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Ayaa farta ku fiiqay Khaladaadka Miisaaniyada 2018 iyo sida uu Wasiirka Xiligan Ee Wasaarada Maaliyadu uga Been Sheegay Xaqiiqda Dhabta ah Ee Odoroska Miisaniyada 2018 Dhanka kale Agaasime Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa xusay Doorkii Muuqday ee Wasiirkii Hore ee Maaliyadu ku Lahayd Dadaalka Qaranka iyo sida ay Ugu Dadaali jirtay Horumarinta wasaarada ciyaaraha oo xiligan Wasir Yuusuf ka Been Sheegay Ayna kala fog Yihiin Hadalkiisii Iyo waxa ku Qoran Buuga Miisaaniyada, DAAWO Muuqaalka Masuulkan Oo Arimahaasi Ka Hadlaya; Related posts:Carwo Dadaal Funiture and Home Decoration Oo Kuu Keentay Agabkii Guryaha iyo Qurxinta Casriga ah Dha... Dawlada Britain Oo Ka Hadashay Muhiimadda Ay Leedahay in Xal Kama Dambays Ahi Ka Soo Baxo Wada-Hadal... Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo ku dhawaaqay In ay Joojiyeen Kalfadhiyadii iyo Wadashaqeyntii Gu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|