|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xus Balaadhan Oo Loo Sameeyey Maalinta Dhiraynta Somaliland
April 15, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo loo sameeyey maalinta dhiraynta Somaliland oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 15-ka Bisha Afraad(April)-2018. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Khudbad mahadnaq, dhiirrigelin iyo waano isugu jira ka jeediyey xuska maalinta qaran ee dhirta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ugu horrayn wasaaradda deegaanka ugaga mahadnaqay doorka ay ka qaadatay soo noolaynta bilicda deegaanka iyo la dagaallanka gumaadka lagu hayo dhirta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/x7Uy3r7c19Q Related posts:Magaalada Hargaysa Iyo Udiyaar Garowga Xuska Maalinta Qarannimada Somaliland Oo Caawa Dadwayne Tiro ... Fadeexado Dul Hoganaya Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Ka Soo Baxaya Dhismaha Wadooyinka Dalka Q... DAAWO;-Dawlada Somaliya Oo Shaacisay Qofkii Uhoreeyay Ee Qaba Caabuqa Coronavirus Oo Laga Helay Maga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|