DAAWO; Madax-dhaqameed Ka Socda Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso Iyo Ujeedada Socdaalkooda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madax-dhaqameed Ka Socda Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso Iyo Ujeedada Socdaalkooda.
April 14, 2018 - Written by Reporter:

Boosaaso (W,N):- Wafti Madax-dhaqameed Reer Somailand ah  ayaa gaadhay Magaalada Boosaso ee maamulka goboleedka Puthland, socdaala xubnahan madax dhaqameedka ah ayaa darnaa ka qaybgalka xaflad lagu  caleemo saarayo mid ka mida isimada Puthland oo maalinta beri ah lagu caleemo saarayo Deegaanka Carmo ee Magaalada Boosaaso.

SULDAAN

Sidoo kale Madax-dhaqameedkan Oo uu hogaaminyo Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan iyo Boqor Cismaan Buur Madow ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Madaarka Magaalada Boosaaso.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS