DAAWO ;Maamulaha Dugsiga Magaalada Kalabaydh Iyo Waalidiinta Oo ka Warbixiyay Dayaca ka Muuqda Iyo Sida Uu Uga Aradan Yahay Waxqabadka Xukuumada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Maamulaha Dugsiga Magaalada Kalabaydh Iyo Waalidiinta Oo ka Warbixiyay Dayaca ka Muuqda Iyo Sida Uu Uga Aradan Yahay Waxqabadka Xukuumada,
April 19, 2018 - Written by Editor:

KALABAYDH (W,N) Maamulka iyo waalidiinta  Dugsiga Magaalada Kalabaydh ee gobolka gabiley Ayaa Waxa Ka Warbixiyay dayaca ka jira Dugsigaasi  kaasi oo ay  soo bandhigeen  baahiya aas aasiga ee ka maqan adeegyada dugsiga  oo ah mid feedhin ah

sidoo kale maamulaha iskuulka ayaa sheegay in aanay waxba ka gaysan baahiya dugsiga maamulka kastamka kalaydh Oo aan ka fogayn goobta uu ku yaalo iskuulku,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS