DAAWO Khilaafka Baarlamaanka Somaliya Oo Markale Dib u Istaadhmay Iyo Gudoomiye Jawaari Oo fashiliyay Dalab Uga Yimid farmaajo.
April 3, 2018 - Written by Editor:
Muqdisho(W,N) Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya Jawaari ayaa Shir Jaraa,id oo uu Mar Dhawyad ku Qabtay Magaalada Muqdisho Ayaa wuxuu ku sheegay in Aanu marnaba Aqbalay Dalab u sheegay in uu Uga yimid Madaxwayne Farmaajo.
Sidoo kale Gudoomiye Jawaari ayaa shacabka Somaliya ugu baaqay In Wixii fadhiga Arbacada Ee Golaha ka yimaada uu Masuuliyadeeda Qaadayo farmaajo.