Daawo: Imaaraadka Oo Ciidamadiisii Iyo Shaqaalihiisii Kala Baxaya Moqdisho | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Imaaraadka Oo Ciidamadiisii Iyo Shaqaalihiisii Kala Baxaya Moqdisho
April 17, 2018 - Written by Reporter:

Moqdisho (W,N):- Dawlada Imaaradka carabta ayaa waxaa ay maalintii labaad  Ciidamadoodii, Shaqaalahoodii iyo waliba qalabkoodii ay kala baxayaan xero ciidan oo ay ku lahayeen magaalada Moqdisho oo la yidhaahdo General Gordan.

Sidoo kale Ciidamada Imaaradka ayaa shaqalahooda ka dhoofinaya Soomaaliya isla markaana waxa ay sidoo kale xidheen cisbitaal ku yaala magaalada Moqdisho.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS