DAAWO ; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Iscasilo kuna Eedeeyay In Uu Ku Kacay Khiyaamo Qaran. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Iscasilo kuna Eedeeyay In Uu Ku Kacay Khiyaamo Qaran.
April 19, 2018 - Written by Editor:

Muj siilaanyo ,Muuse  Biixi Iyo Maxamed Kaahin Oo ah Wasiirka Arimaha Guduhu Waxay Umada Usheegi Jireen in ay Dalka Dhiigooda Usoo Shubeen Cidkastna ay Uga Lexejeclo Badan Yihiin Balse Taasi maanta waa…

“Waxaa Cadaatay In Xukuumadiihii Kala Danbeeyay Ee Xisbiga kulmiye In ay  Umada Reer somaliland Khiyaamo Kula Kaceen”, CIRRO

Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah ee Wadani oo maanta Shir Jaraa,idku Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa kaga Hadlay arimo door ah kuwaasi oo Daba socday hadalkii kasoo yeedhay Dawlada Emaaraadka Ay ku shaacisay in xukuumada somaliya ay la sexeexdeen heshiiska dekeda berbera islamarkaan ay ku bayaamiyen in ay taageersan yihiin Midnimada Somaliya

Gudoomiye Cabdraxaaman Ciro ayaa bulshada u iftiimiyay sedeedii sano ee xisbiga kulmye talada hayay in bulshada khiyaamo iyo jahawareerin lagula kacay isagoo madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu iscasila hadii kale agu qadi doono maamuus ka xayuubin,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS