DAAWO; Ganacsatada Magaalada Wajaale Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Cashuur Sharci Daro ah Oo Laga Qaado, Kana Marag furay Hadalkii Ramaax. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ganacsatada Magaalada Wajaale Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Cashuur Sharci Daro ah Oo Laga Qaado, Kana Marag furay Hadalkii Ramaax.
April 9, 2018 - Written by Editor:

Ganacsatada Magaalada Tog Wajaale  Oo Baaq Culus Udiray Madaxwayne Muuse Biixi, Bedkana Soo Dhigay Cashuuro Sharci Daro ah Oo Laga Qaado.

TOG WAJAALE(W,N) Dadwaynaha kala duwan eek u ganacsada magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa cabasho xogan ka muujiyay cashuuro sharcidaro ah oo ay qaataan xubno isku magacaabay gudida magaalada wajaale taasi oo baalmarsan dhamaan qawaaniinta Somaliland iyo cashuurta ay qaado dawladu

Sidoo kale Dadwaynahan ayaa fariin culus udiray Madaxwaynaha Somailand Muuse Biixi Cabdi oo ay ugu baaqeen in uu arintaasi si deg deg ah wax uga qabto

Dhanka kale bulshada Reer Wajaale Ayaa kamarag furay Arimihii Uu Shalay ka dhawaajiyay Badhasaabkii hore ee Gobolka Gabiley  Ramaax iyo Dulimiyada Ka Jira Wajaale,

HALKAN  KA DAAWO MUUQAALKA DADWAYNAHA REER WAJAALE.

COMMENTS
LINKS