Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo La Kulmay Wafti Ka Socda Dalka UK | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo La Kulmay Wafti Ka Socda Dalka UK
April 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kulan la qaatay Wafti Balaadhan oo ka socda Dalka UK waxaana uu sheegay in ay ka wada hadleen arimo ay ka mid yihiin Cabashadii Xisbiga Waddani ee Doorashada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/VG3cAU68Urk

COMMENTS
LINKS