Daawo: Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Oo Magaalada Boorama Lagu Soo Dhaweeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Oo Magaalada Boorama Lagu Soo Dhaweeyay
April 5, 2018 - Written by Reporter:

Borama (W,N):- Fanaanada Caanka ah ee Hodan Cabdiraxmaan Dheere ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/zuvY_56vVxc

 

COMMENTS
LINKS