DAAWO ; Fadeexada Goob Ay Ku Sugnaayeen Xukuumada Somaliland Oo Masuul ka Socday Dawlada Emaaraadka Carabtu Ku Cadeeyay In Berbera Ay Kamid Tahay Somaliya , | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Fadeexada Goob Ay Ku Sugnaayeen Xukuumada Somaliland Oo Masuul ka Socday Dawlada Emaaraadka Carabtu Ku Cadeeyay In Berbera Ay Kamid Tahay Somaliya ,
April 20, 2018 - Written by Editor:

Berbera (W,N) Masuuliyiin ka Socday Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ayaa Xadhiga ka jaray kawaan Xoolaha Lagu Qali doono oo Berbera laga dhisay, Isla markaana ay maalgalisay Dawlada Emaraadka Carabtu  gaar ahaan Khaliifa

Masuulka ka socday Dawlada Emaraadka ayaa sheegay In ay Mashruucan ka fuliyeen Jamhuuriyada Somaliya gaar ahaan Magaalada berbera xili ay  Goob joog Ahaayeen Wasiirku xigeen Wasaarada Xanaanada xoolaha ,Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jsl iyo Masuuliyiinta Gobolka Saaxil.

masuul emaaraadka ah

Arintan ayaa u Beeg maysa xili ay Xukuumadu ka jwaaabi kari Laada,ay Hadal kasoo yeedhay Wasiirul dawlaha Wasaarada Arimaha dibada ee Dawlada Emaraadka Carabta  Oo ka dhawaajiyay in aanay gabi ahaanba somaliland wax macaamil ahi dhexmarin balse ay somaliya la macaamilaan wixii ay ka Qabanayaan Gudaha Somaliland Ay ku fuliyaan Ogolaasho madaxda somaliyaay ka haystaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MASUULKAN OO AY HAREERO TAAGAN YIHIIN XUBNIHIII MATALAYAY XUKUUMADA SOMALILAND;

COMMENTS
LINKS