|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Ex, Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Gudoomiye Cirro, Sheegayna In Heshiiskii Dekeda Berbera Baarlamaanka Lagu Soo Celinayo
April 21, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi isla markaana iminka ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu ka jawaabey eedeymo uu dhawaan Gudoomiye Ciro u jeediyey Madaxweyinaha Somaliland Muuse Biixi iyo Madaxweynihii hore Axmed Siilanyo.
Sidoo kale Maxamuud Xaashi ayaa waxaa uu cadeeyey in xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay dhawaan golayaasha baarlamaanka Somaliland ay hor keeni doonto heshiiska dabta ah ee Dekada Berbera , maadama saamihiii ay hore u ansixiyeen wax iska bedeleen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/SHCji90RVtI
Related posts:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kulan Dhexmaray Madaxwaynaha Somaliland! Gudomiyihii Horee Hay'adda Shaqalaha Dawladda Somaliland Sharmake Axmed Muxumed Gelle Oo maanta Si R... DAAWO;-Muj Cabdi Ismaaciil Oo Eedo Isbarkan Ujeediyay Madaxwayne Biixi Iyo Ganacsade Cabdi Yuusuf Aa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|