|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dhalinyarada Magaalo Ganacsyeedka Tog Wajaale Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Shirkad Kooto loogu Xidhay Shaqadoodii Iyo fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha.
April 11, 2018 - Written by Editor:Tog Wajaale(W,N) Dhalinyarada Muruq maalka ah Ee magaalada tog Wajaale oo ku bahoobay Ururka Curiye kaasi oo shaqo abuur usamaynayay bulshada ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shirka ay sheegeen in kooto loo xidhay shaqadii ay ka shaqayn lahaayeen. Sidoo kale dhalinyarada ayaa eedo culus ujeediyay gudiyo ay shegeen in kooxo gaari samaynteen halka ay wasiiro dhawaan wajaale socdaal ku tagay ay ku eedeeyeen in aanay la kulmi dadwaynaha reer wajaale basle ay cid gaara uun la kulmeen. Waxaanay baaq culus udiren madaxwaynaha somaliland oo ay ugu baaqeen in uu waxka qabto dulmiyada huursan ee ka jira magaalada wajaale; HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Masar Iyo Itoobiya La Borontansiin Maayo,Itoobiya Waa Dadkeenii Oo Xuduud Ayaynu Wadaagnaa,”Gudoomi... DAAWO;-Sheekh Bulshada Ufaah Faahiyay Qaabka Ugu Haboon Ee Ay Salaada Ciida Ugu Tukan Karaan Guryah... Daawo:Xukuumada Oo Cadho Ka Qaaday Dhalinyaro Matalasay SOmaliland Oo Ka Qayb Gashay Tartan Kubada C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|