|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Boqor Cismaan Buurmadow Oo Xabsiga Laga Sii Daayey
April 21, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N) – Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa waxa maanta laga sii daayey xabsiga dhexe oo uu laba cisho ku xidhnaa, Odayaasha deegaanka uu ka soo jeeday ayaa dadaal dheer u galay sidii boqor Buurmadow xoriyadiisa dib u heli lahaa. Sidoo kale Boqor Buurmadow ayaa lagu eedeeyey inuu wax u dhimay qaranimadda Somaliland mar uu xaflad madax dhaqameed lagu caleemo saarayey deegaanka Puntland uu hadalo ka soo jeediyey, waxaanu boqor Buurmadow sheegay inuu ku baaqayo in Ciidamada Somaliland iyo Puntland la kala qaado iyo inuu sheegay inuu afka Madaxweyne Muuse Biixi ku hadlayo oo uu madasha ka sheegay, taas oo xeer ilaalintu ku soo oogtay inay tahay dambi uu ka galay qaranimadda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/GtuQf7l4JYg
Related posts:DAAWO; Mudaharaad Rabshado Oo lagaga Soo Horjeedo Dilkii Taliyihii Ciidanka Birmadka Gobolka Saaxil ... Badhasaabkii Hore Ee Gobolada Gabiley Iyo Daadmadheedh Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Xisbiga Kulmiye Iska... Masuuliyiinta Dawlada Hoose Hargaysa Iyo Ciidamada Booliska Oo Ka Hadlay 1 Qof Oo Ku Dhaawacmay Hawl... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|