|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; BBC Dood Kulul Oo Lagaga Hadlayay Heshiiska Dekeda Berbera +Difaacii Sacad .Dareen Aqoonyahanka Iyo Dooda Mucaaridka.
April 20, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Idaacada BBCda qaybteeda afka somaliga ayaa dood adag uqabatay xukuumada Somaliland ,mucaaridka iyo aqoonyahan kale oo madax banana taasi oo lagaga doodayay arimaha kasoo kordhay heshiiska dekeda berbera ,iyo hadalkii kasoo yeedhay wasiirul dawlaha emaraadka carabka Waxaana doodan kaqaybgalay wasiirka arimaha dibada sacad cali shire , xuseen axmed caydiid oo kasocday xisbiga wadani iyo aqoonyahan kale oo madaxbanaan,
HALKAN KA DAAWO NUXURKA DOODAN; https://youtu.be/oVlq9QvhFYo Related posts:Halkan Ka Akhri; Xisaabiyaha Guud Oo Si Adag Uga Horyimid Talaabo Uu Wasiirka Maaliyada Jsl Ku Bad... “Sanadkan Ina Dhaafay Ilaa 1997 Markii Cigaal La Doortay Waxa Uu Ahaa Sanadkii Ugu Nidaamka Xumaa Ee... Hoggaanka Xisbiyada Jsl Oo Wada-jir Usoo Dhaweeyey Wakhtiga Komishanku u Cayimeen Qabsoomidda Dooras... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|