DAAWO; Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Ramaax Oo Farta ku fiiqay Halkii Laga Raacay Iyo kooxaha Ka Jira Wajaale+Murti Uu Ku Sabootiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Ramaax Oo Farta ku fiiqay Halkii Laga Raacay Iyo kooxaha Ka Jira Wajaale+Murti Uu Ku Sabootiyay.
April 8, 2018 - Written by Editor:

“Xamarahan Dagaagee Dabkasiiyay Beeraha Ma Haduulin Baan Tidhi” Ramaax

Gabiley(W,N) Badhasaabkii Hore Ee Gobolka  Gabiley Saleebaan Cali Ramaax ayaa xilk wareejintii maanta kusoo bandhigay arimo door ah oo xasaasiya kuwaasi oo uu daboolka ka qaaday halkii laga raacay kooxo isbahaystay oo dawladnimada ceeb ku ah oo ka jira Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale iyo Cashuuraha Sharci Darada ah Ee ay Qaataan,

Dhanka kale Ramaax fariin Culus udiray Madaxwayne Muuse Biixi Una sheegay in uu ku shaqayeey balan qaadkiisii iyo in uu sharcigu Saraynayo.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Ramaax Oo Dhamaystiran;

https://youtu.be/tvSNr0BIxNA

COMMENTS
LINKS