|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aqoonyahan Dawlada Hoose Ee Hargaysa Ku Dhaliilay Nidaamka Ay Cashuuraha Uqaado Iyo Tirada Mashaariicda Istaagtay.
April 17, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N) Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane Ayaa Si Qodheer Uga Hadlay Cashuuraha Kala Duwan Ee ay Qaado Dawlada hoose ee caasimada Hargaysa iyo sida sharciga baalmarsan ee marwalba korodhka loogu sameeyay, Sidoo kale Aqoonyahan Mustafe Ayaa daaha ka fayday 24 mashruuc Oo loogu talo galay In Ay Caasimada ka Shaqeeyaan Dhaamana Hada Istaagay, Dhanka kale wuxu dawlada hoose ku eedeeyay in ay gabtay shaqadii loo igmaday iyadoo aan waxba ka qaban samaynta Dreinageyada Wadooyinka hoos mara oo hada sobobay in Biyuhu ay dul maraan wadooyinka kuwaasi oo khasaare laxaade Gaadhsiiyay jidadka caasimada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN; Related posts:Ingiriiska oo iftiimiyey Danaha iyo Noocyada Cilaaqaad ee ka dhexeeya Somaliland iyo kulamo Dhexmara... Xiisad Ka Dhalatay Sarkaal Xalay Lagu Dilay Beledweyne Oo Albaabada U Laabay Ganacsiga Magaalada DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Tacsi Udiray Marxuum Suldaan Ibraahim Jaamac Samater Oo Ku Geeriy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|