|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadlay Khatarta Saldhiga Imaaradka Ee Berbera
April 30, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile ayaa muddo hada laga joogo hal sano isla markaana aheyd ka hor intii aanu noqon Agaasimaha Madaxtooyada waxaa uu si faahfaasan uga Hadley saldhiga ka dhalan karta Saldhiga ay xukuumada Somaliland magaalada Berber aka siisay dawlada Imaraadka Carabta.
Agaasime Maxamed Cali Bile ayaa khatartaasi mid mid u dul istaagay isla markaana waxaa uu sheegay in Imaaraadka oo saldhigaasi la siiyey aanu Somaliland aqoonsaneen balse uu Soomaaliya aamisan yahay,sidoo kale waxaa uu sheegay in dhamaan dawladaha saldhigaasi dulaan lagaga qaado ay kula coloobi doonan oo aaney colaadu ku koobnaan doonin Imaraadka oo Kaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Shirkii Beelaha Warsangali Uga Socday Magaalada Ceerigaabo Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodoba... Daawo;Wasiirka Cafimaadka Somaliland Ayaa Ka Qaybgalay Munaasibad qalab Caafimaad Lagu Gudoonsiinaye... La Ciid Agoonkaaga Daawo Baraamij Lagu Taakulaynayo Da'yarta Agoonta Ah Ee Gabiley Munaasibada Ciida... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|