|
|||||
WAJAALE NEWS
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Awdal Oo Eedo Culus U Jeediyay Badhasaabka, Baaqna U Diray Xukuumada
April 23, 2018 - Written by Reporter:Borama (W,N):- Qaar ka mid ah Cuqaasha iyo Waxgaradka ka soo jeeda Deegaanada hoos yimaada Gobolka Awdal gaar ahaan Tuulada Garbahaaray ayaa waxa ay cabasho xoogan ka muujiyeen Xadhig iyo tacadi lagula kacay Odayaal kasoo jeeda Deeganka oo mudo ku xidhan Magaalada Boorama waxaanay Badhasaabka Gobolka Awdal ay ku eedeeyeen in uu ka danbeeyay falkaas lagula kacay Odayaashaash.
Sidoo kale Cuqaasha Iyo Waxgaradkan ayaa waxa ay Madaxwaynaha Somaliland iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ugu baaqeen in ay si deg deg ah usoo fara geliyaan arintooda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Dhaqan Gal La’aanta Xeerka Kala Xadaynta Ganacsiga Oo Saamayn Toos Ah Ku Yeelatay Nolosha Bulshada ... Hirdanka Siyaasiyiinta Socod Baradka ah Ee Gobolka Gabiley Oo Qarka u Saaran In Ay Lumiso kalsoonidi... DAAWO;-“Afraad Waxay Ahayd Unugii Ururka SNM”Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Prof I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|