Ciidamada Dabdemiska Somaliland Oo Badbadiyay Gabadh Suli Ku Dhacday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Dabdemiska Somaliland Oo Badbadiyay Gabadh Suli Ku Dhacday
April 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) –Ciidamada Dab-demiska Somaliland ayaa maanta soo Badbaadiyay Ruux Haween ah oo ku dhacday Suuli, waxaana Gabadhan ay Ciidanku soo badbaadiyeen ka warbixyay Taliyaha Ciidanka Dabdemiska.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/bRH25HKjKZA

COMMENTS
LINKS