|
|||||
WAJAALE NEWS
Boqorka Dalka Sucuudiga Ayaa Sheegay In Isra’iil Ay U Bahan Tahay Inay Dhul Hesho.
April 3, 2018 - Written by Wariye:Hargeisa(WJN):Arrintaas ayaana u muuqata isbadal lataaban karo oo ku yimid meeshii uu Sacuudigu taagnaa markii hore. Amiir Maxamed ayaa wargayska Maraykanka ka soo baxa ee Atlantic u sheegay in Falastiiniyiinta iyo Israa’iilba ay si siman ugu qalmaan in ay yeeshaan dhul ay leeyihiin. Sacuudigu si rasmi ah uma aqoonsana dawladda Israa’iil, laakiin waayadan dambe waxaa soo hagaagayay calaaqaadkooda dahsoon. Cadho ka dhalatay nin Israa’iili ah oo isku soo sawiray masjika nebiga Related posts:DAAWO: Maareeyaha Dekeda Berbera Iyo Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Dabkii Ka Kacay Koontee... Haldoorka Bulshada Dalka Oo Aragti Waafiya Ka Bixiyey Doorka Dawlada Ismaacil Cumar Geele Ku Leedaha... Madaxweyne Siilaanyo Oo la filayo in uu soo Wado Isku Shaandhayn Labaad Oo Sahayan Doonta Xubno Door... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|