|
|||||
WAJAALE NEWS
Boqorka Dalka Sucuudiga Ayaa Sheegay In Isra’iil Ay U Bahan Tahay Inay Dhul Hesho.
April 3, 2018 - Written by Wariye:Hargeisa(WJN):Arrintaas ayaana u muuqata isbadal lataaban karo oo ku yimid meeshii uu Sacuudigu taagnaa markii hore. Amiir Maxamed ayaa wargayska Maraykanka ka soo baxa ee Atlantic u sheegay in Falastiiniyiinta iyo Israa’iilba ay si siman ugu qalmaan in ay yeeshaan dhul ay leeyihiin. Sacuudigu si rasmi ah uma aqoonsana dawladda Israa’iil, laakiin waayadan dambe waxaa soo hagaagayay calaaqaadkooda dahsoon. Cadho ka dhalatay nin Israa’iili ah oo isku soo sawiray masjika nebiga Related posts:Dawladda Ingiriiska Oo ka Jawaabtay Sababta Ay Cabsida Amaan-daro Ee Soomaaliya Ugu Lamaaneyso Soma... DAAWO; Nuxurka Khudbad Wasiirka Wasaarada Cadaaladu ka Hor Jeediyay Golaha Wakiilada Iyo Arimaha U... DAAWO;Fannaaniin Reer London ah Oo Hees Cajiib ah u Qaaday Magaalada Hargeysa oo ah Hooyada Fanka So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|