Biyo La’aan Baahsan Oo Soo Food Saartay Shacabka Magaalada Berbera
April 16, 2018 - Written by Reporter:
Berbera (W,N):- Dadwaynaha kala duwan ee ku dhaqan Magaalo xeebeedka Berbera ayaa waxa ay cabasho xoogan ka muujiyeen Biyo La,aan baahsan oo soo foodsaartay waxaanay fariin adag u direen Madaxwaynaha Somaliland.