Borama (W,N):- Badhasaabka Gobolka Awdal iyo Maayarka Gobolkaasi ayaa maanta iskugu yimi kulan balaadhan oo lagaga hadlay sidii Olole Nadaafadeed looga bilaabi lahaa Guud ahaan Gobolka Awdal.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka