Badhasaabka Iyo Maayirka Boorama Oo Kulan Deg Dega Isugu Yimi Go’aamana Soo Saray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Iyo Maayirka Boorama Oo Kulan Deg Dega Isugu Yimi Go’aamana Soo Saray
April 30, 2018 - Written by Reporter:

Borama (W,N):- Badhasaabka Gobolka Awdal iyo Maayarka Gobolkaasi ayaa maanta iskugu yimi kulan balaadhan oo lagaga hadlay sidii Olole Nadaafadeed looga bilaabi lahaa Guud ahaan Gobolka Awdal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS