Badhasaabka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Cisbitaalka Guud Iyo Cisbitaalka Dhimirka Ee Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Cisbitaalka Guud Iyo Cisbitaalka Dhimirka Ee Gabiley
April 18, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N):- Badhasaabka Gobolka Gabiley ayaa maanta waxa uu kormeer kala duwan ku soo maray Cisbitaalka Guud, Cisbitaalka, Dhimirka Iyo Cisbitaalka TP-da ee Magaalada Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS