|
|||||
WAJAALE NEWS
Ambasador Cawil Oo Si Adag U Dhaliilay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani
April 26, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Ambasador Xuseen Cali Ducaale Cawil ayaa waxa uu dhaliilay hadalo dhawaan uu Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro uu ku weeraray Madaxwaynihii hore Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Madaxwaynaha Wakhtigan Muuse Biixi waxaana uu sheegay in shaqsi ahaan uu dhibsaday dhaliilahaa Cirro u soo jeediyay labada Madaxwayne.
Sidoo kale Ambasador Cawil ayaa waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay in Dawlada Imaaraadka Carabtu ay Heshiiskii Dekeda Berbera la gashay Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO: Barnaamijka HIIRAAL Ee Arrimaha Bulshada Oo Lagu Soo Qaatay Dugsiga 26-Ka June Ee Magaaladda... DAAWO;-Macalimiinta Gobolka Togdheer Oo Soo Saartay Baaq Culus Iyo Eedaha Ay Ujeediyay Wasaarada Wax... DAAWO;-Wasaarada Waxbarashada Oo Bilowday Shirar Lagaga Arinsanayo Qaabkii Loo Gali lahaa Imtixaanka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|