|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga La Bilaabayo Dhismaha Jidka Isku Xidhaya Berbera Iyo Wajaale
March 24, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay shaacisay wakhtiga si rasmi ah loo bilaabi doono jidka isku xidhi doona magaalooyinka Berbera iyo Wajaale. Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo wareysi siiyey Wargeyska Geeska Africa waxaa uu sheegay in dhismaha jidkan la bilaabi doono badhtamaha sanadka 2018.
Jidkan isku xidhi doona Berbera iyo Wajaale ayaa waxaa uu qeyb ka yahay heshiisyo ay dawlada Somaliland la soo saxeexatay dawlada Imaaradka carabta. Related posts:Komishanka Doorashooyinka Oo Xukuumada Iyo Xisbigeeda Kulmiye Uga Digay Faro galinta Ay Ku Hayaan Sh... “Somaliland Wa Dad Uqalma In la Siiyo Ictiraaf, Waayo Waxey Gaareen Biseyl Siyaasadeed”. Siyaasi Ca... Xukuumadda Jsl Oo Markii Ugu Horreysay Soo Bandhigtay Qorshe Cusub Oo Lagaga Hor-tegayo Dhibaatada G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|