Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dacwad Ka Dhan Ah Heshiiska Dekeda Berbera Oo Somaliya U Gudbisay Qaramada Midoobay
March 28, 2018 - Written by Reporter:
Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay Dacwad ka dhanka ah Heshiiska Dekeda Berbera oo ay Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay.