Xukuumada Somaliland Oo Hakisay Wada Hadaladii Soomaaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Hakisay Wada Hadaladii Soomaaliya
March 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo maanta warbaahinta kula hadley xarunta baarlamaanka Somaliland waxaa uu sheegay in dawlada Somaliland ay go,aansatey in wakhti xaadirkan aan wax wada hadal ah lala galin Somaliya oo dib loo dhigo.

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in Muddo hal bil ah wada hadalka Soomaaliya dib loo dhigay ,maadama aaney jirin duruuftii lagu wada hadali lahaa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS