Xukuumada Somaliland Oo Dacwaysay Idaacadda VOA Iyo Arimaha Ay ku Eedaysay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Dacwaysay Idaacadda VOA Iyo Arimaha Ay ku Eedaysay,
March 20, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xukuumada somaliland ayaa dacwad ka gudbisay Idaacada VOA Ee xarunteedu tahay Washiton taasi oo ay ku eedaysay in aanay ahayd idaacad dhex dhexaada, waxaana dacwadan madaxda sare ee VOA Ugudbiyay wasiirka warfaafinta Jamhuuriyada Somaliland.

https://youtu.be/0Dhu17krWC4

COMMENTS
LINKS