Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Aanay Ka Qayb Galayn Doorashada Wakiilada Iyo Deegaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Aanay Ka Qayb Galayn Doorashada Wakiilada Iyo Deegaanka
March 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in aanay ka qayb galayn Doorashada Goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka hadii aan la kala dirin Gudida Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS