Xisbiga Ucid Oo Ganafka Ku Dhuftay Go’aankii Xisbiga Waddani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Ganafka Ku Dhuftay Go’aankii Xisbiga Waddani
March 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hor yimid go,aan uu maanta gudoomiyaha xisbiga Waddani kalsoonidii kala noqdey kominshanka doorashoyinka Somaliland.

Sidoo kale Gudoomiyaha xisbiga UCID ayaa sheegay in isagu yahay ninkii ugu badnaa ee doorashadii madaxtooyada la boobay balse uu iska aamusay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/2yONvA0DSJI

 

COMMENTS
LINKS