|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Go,aankii Wadani Kalsoonida Kala Noqday Kominshanka Dorashooyinka
March 22, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa waxa uu ka hadlay go’aankii uu maanta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani kalsoonidii kala noqday Koomishanka Doorashada Qaranla wuxuu ku tilmaamay in go’aankaasi aanu ahayn wax caqli gal ah.
Sidoo kale Jaamac Shabeel ayaa waxa uu sheegay in haddii la kala diro xubnaha guddiga doorashooyinka ay sababi karto dib u dhac ku yimaada doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiiladda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO; Xildhibaan Cabdilaahi Balaki Oo Wasiir Waran Cade ku Dhaliilay Dilalka Saraakiisha Ciidamada... Wasiirka Caafimaadka Oo Ka Waramay Daraasad Ay Sameeyeen Oo Lagu Ogaaday Sida Ay Gobolada Jsl Ukala ... DAAWO;-Mid Kamid Ah Dardaaranadii Dhaxal Galka Ahaa, Ee Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Uga Tagay Sh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|