Xildhibaan Xasan Shahar Oo Dhaliilo Culus U Jeediyay Xisbiyada Mucaaridka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xasan Shahar Oo Dhaliilo Culus U Jeediyay Xisbiyada Mucaaridka
March 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Xildhibaan Xasan Cabdi Cali (Xasan Shahar) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa ayaa eedo culus u soo jeediyay Xisbiyada Mucaaridka ah isagoo ku Eedeeyay Cambaarayn joogta ah oo ay ku hayaan Golaha Deegaanka Hargaysa waxaanu sheegay in ay Xisbiyada Mucaaridku ay iska indha tireen Waxqabadka Dowlada Hoose ee Hargaysa.

 

Sidoo kale Xildhibaan Xasan Shahar ayaa waxaa uu ka hadlay heshiiskii ay Somaliland  la gashay Shirkada Dp World waxaanu wax laga xumaado ku tilmaamay in Siyaasiyiinta Xamar jooga ay ka sii daran yihiin Siyaasiyiinta reer Somaliland ee umada masayrkeeda iyo horumarkeeda ka soo hor jeeda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/IjieGkLB1t4

 

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS